Gabadhi La Xidhay iyadoo Banaan-baxaysa oo Baasaboorkeedi ay Ka Qaateen Ciidamada Soomaaliya

Deeqo Somali oo ka mid ahayd gabdho iyagoo bannaanbax sameynaya uu rasaas ku riday askari ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo aan labisneyn ayaa waxay sheegtay in askarigaas aan ciqaab la marin, balse taasi bedelkeeda la dalacsiiyay.

Waxaa kale oo ay sheegtay Deeqa in hadda baasaboor ay leedahay oo ay VISA Turkey ah u rabtay rakaato looga heysto uuna yaallo saldhigga degmada Cabdicasiis, iyadoo xustay in ay intaas u sii dheer tahay hanjabaad joogto ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker