Kuuriyada Waqooyi Oo Soo Bandhigay Gantaal Cusub Oo Badda Hoosteeda Mara

Kuuriyada Waqooyi ayaa soo bandhigay  gantaal cusub oo badda hoosteeda ka dusa, warbaahinta dowladda ayaa ku tilmaantay “hubka ugu awoodda badan dunida”.

Dhowr gantaallada ka mid ah ayaa lagu soo bandhigay dhoollatus milatari oo uu goobjoog ka ahaa Kim Jong-un, sida ay shaacisay warbaahinta.

Muujinta awoodda milatariga ayaa ku soo aadaya maalmo kahor caleema saarka Joe Biden oo noqonaya madaxweynaha Mareykanka.

Waxay sidoo kale daba socotaa kulan siyaasaded oo dhif ah kaas oo Mr Kim uu ku sheegay in Mareykanka uu yahay “cadowga ugu weyn” dalkiisa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker