Israa’iil oo sheegtay in ay duqeysay 600 oo goobood oo ay leeyihiin Xamaas

Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa hadda ku dhawaaqay inay duqeeyeen 600 oo goobo ay bartilmaameedsadeen ah kuwaas oo ay sheegtay in ay leeyihiin ururka Xamaas.

Taasi waxay la mid tahay 450 ay sheegeen inay garaaceen Sabtidii.

Sheegashada Israa’iil ayaa kusoo beegmeysa xilli Maraykanka uu Israa’iil ugu baaqay in kala saarto Xamaas iyo dadka rayidka ah

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker