Somalida Gobolka Alberta Ee Canada Oo Saameeyay xanuunka COVID-19
Soomaalida ku nool magaalooyinka yaryar ee Canada ayaa si lamid ah kuwa deggen magaalooyinka waaweyn waxaa saameeyay xanuunka COVID-19 oo dalkaasi kusii badanaya.
Magaalada Red Deer oo dhacda badhtamaha gobolka Alberta ee dalka Canada waxaa ku nool Soomaali qaarkood ku cusub magaalada, kuwaasoo kamid ah bulshooyinka uu saameeyay xanuunka.