Daawo: Xoghayahii Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo Iscasilay
Xoghayihii guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Axmed Ducaale, ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayey Xisbiga UCID, “Waan iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbiga ICID, anoo ahaa xughayihii guud ee xisbiga.” Ayuu yidhi Xoghaye guud Axmed Ducaale




