Dhagayso: Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka.Jubbaland Somalia oo Qarax Lagu Dilay

Xildhibaan khaliil  Haashim oo kamid ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka 2aad ee jubbaland ayaa ku Geeriyooday magaalada kismaayo kadib markii Gaadhi uu watay lagu xidhay miino, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada amaanka ee jubbaland.

Halkan Hoose ka Dhagayso Warkaas oo Faahfaahsan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker