Iskuulada ku yaala Ismuulka Oromada ee Dalka Itoobiya oo bilaabay in ardayda ay baraan Af-Soomaali.

Iskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga .

Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu doonayo in dhallinta mustaqbalka Itoobiya ay noqdaan kuwo luuqado badan ku hadlo.

Iskuulada Gobalka Oromia ee dalka Itoobiya ayaa waxaa horay loogu baran jiray luuqadaha Amxaariga iyo Ingiriiska.

Ardayda ayaa xulan doona luuqadda u noqoneysa midda ugu weyn oo ay baranayaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker