Kulanka Maanta: Koonfur Galbeed vs Banaadir. Semi Final-ka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020.

Banaadir Vs Koonfur Galbeed

Waxa maanta ciyaar aad xiiso badani ku dhex mari doonta labada gobol ee Banaadir iyo koonfur galbeed garoonka Eng-yariiso ee magalda muqdisho waxanay
isku soo hadheen semi-final ka tartan maamul goboleeda iyo gobolka Banaadir 2020 , gobolka banaadir waxa uu hore uga soo gudbay group A , halka ay gobolka
Koonfur galbeed ka soo gudbeen group B , labada gobol kii badiyaana waxa uu la ciyaari doona Galmudug oo ayadu shalay u soo gudubtay Finalka ,
Somali Score qaab casri ah uga qayb qaatay ciyaaraha dalka ayaad dib uga eegi karta ciyaaraha iyo siidi loo kala badiyay wakhti kasta:
Halkan ka Eeg https://somaliscore.com/competition/maamul-goboleedyada-iyo-gobolka-banaadir-2020/

Ciyaarta maanta marka ay bilaamato waxad kala socon karta halkan:https://somaliscore.com/match/banaadir-koonfur-galbeed-2020-12-28/
La soo deg App-ka Somali Score :https://bit.ly/3mueUgb

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker