Hordhac: kulamada Xiisaha badan ee maanta laga ciyaarayo Horyaalka Premier League

Premier League

Kooxda Arsenal oo wakhtigu ku ciirsan yahay ayaa marti galintoona kooxda reer London Ee xifiltanku ka dhaxeeyo ee Chelsea , Arsenal ayaa horyaalka sanadkan
ku bilawday wakhti mudaw oo aan hore u soo marin kooxda , waxany hada horyaalka kaga jirta kaalinta 15, macallinka kooxda ayaa u dhaw in laga eryo shaqada hadii ay caawa kooxdu guul daro la kulanto Chelsea.
Halkan kana soco ciyaartan:https://somaliscore.com/match/arsenal-chelsea-2020-12-26/

Dhanka kale kooxda Leicester city ayaa garoon keeda ku soo dhawan doonta Manchester united oo rajo ka qabta in ay sanadka noqon karta kooxa u tartamaya
in ay ku guulaysan horyaalka Premier league , maadama oo ay ka soo hadhay horyaalka Champion league oo ay dhanka premier league meel fican kaga jirto kalinta afraad
Halkan kala soco ciyaartan https://somaliscore.com/match/leicester-manchester-united-2020-12-26/

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker