Trending

Kulanka Maanta ee Group A Hirshabeele iyo Banaadir. Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020

Banaadir Vs Galmudug

Waxa maalin kale galay tartanka maamuul goboleedada somaaliya waxana maanta wada ciyaaraya labada gobol Hirshabeele vs Banaadir , oo ka wada tirsan group A ciyaartan waxay noqon doonta mid lugu kala baxo hadii laga  ad kaado gobolka martida loo yahay ee banaadir kaas oo ciyaartii hore soo galay bar bar dhac laba iyo laba ah gobolka galmudug , maanta banaadir waxay ku soo bixi karta oo kaliya badis , halka hirshabeele ay u tahay ciyaartii sii koobaad

Halkan kala soco ciyaarta https://somaliscore.com/match/hirshabeele-banaadir-2020-12-22/

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker