Trending

Tartanka Maamul Goboleedada Somaaliya iyo kulanka maanta Jubaland Vs Koonfur Galbeed

Jubaland Vs Koonfur Galbeed

Waxa maanta la ciyaaraya ciyaartii labaad ee tartanka Maamuul Goboleedada dalka Somaaliya Waxana maanta
iska hor imanaya labada gobol ee Jubaland Vs Koonfur Galbeed kana wada group B ay tahay ciyaartiisi koobaad
shalay waxa la ciyaaray ciyaar xiisbo badan oo u dhaxaysay banaadir iyo galmudug waxanay ku dhamaatay
laba gool iyo laba gool barbar dhac halkan ka eeg ciyaartii shalay https://somaliscore.com/match/banaadir-galmudug-2020-12-20/

Ciyaarta maantana waxad kala socon karta Halkan:

https://somaliscore.com/match/jubaland-koonfur-galbeed-2020-12-21/

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker