Hambalyo iyo bagaadin gobalka Daad Madheedh..W.Q. Kaptanka

Waxaa aad isoo jiitay qiimaynta iyo dhiiri galinta gobalka #Daadmadheedh  ay usameyeen kooxdii qaatay horyaalka gobalada jamhuuriyadda Somaliland xulki daadmadheedh. In ciyaartoyga dhiiri galin loo sameeyo waxay qayb libaax ka qaadanaysa in dhalintu rajo hesho iyo dhaqdhaqaaq Isla markaana ay ka Koraan aafooyinka balwadaha iyo qabyaalada iyo sido kale mushkilada tahriibka.
Waxaa wax lagu farxo ah in kooxdii si meeqaam sare ah loo qaabilay. Islamarkaana Baabuur qaliya lagu abaal mariyay lacibiintii qar kamida iyo tobabarihii guusha keenay. Inkastoo shaqsiyan aanan taageere u ahayn kooxdan oo aan watay Maroodijeex. Hadana waxan nasiib u yeeshay inaan noqdo xisbiga ugu horeeyay ee casuuma kooxda.
Imikana waxaan uga mahad naqaya reer daadmadheedh sida sharafta badan ee ay ugu abaal gudeen kooxdii horyaalka qaaday Sanadkan. Waxaa leeyahay waa gob iyo caadadeed milgaha sare ee aad ku qaabisheen ciyaartoyda t
hank you. Jamhuuriyadda Somaliland guul iyo gobanimo waarta ishallah.
Allah Mahadleh.
Abdiqani Salaf.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker