Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somalia oo Baaq u Diray dhinacyada ay Khusayso Doorashada Madaxtinimo ee Dalkaasi

Muqdisho (OWN) – Warsaxaafadeed ka soo baxay Ururada u dhaqa-dhaqaaqa bulshada rayidka ah Ee Somalia  ayaa Lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee la qorsheynayo in la qabto 2020 illaa 2021-ka.

Sidoo kale ururada bulshada rayidka ah ayaa ugu baaqay labada dhinac inay ka fogaadaan wax-kasta oo keeni kara isku dhac ama qalalaase siyaadeed.

 

Warsaxafaadeedka ayaa sidoo kale lagaga dalbaday labada dhinac inay ka wada-shaqeeyaan doorasho ku dhacda waqtigii loo asteeyey.

 

Bayaankan ayaa ku soo aadaya, xilli maalmihii u dambeeyey ay sii xoogeysaneysay xiisada u dhexeysa dowladda iyo mucaaradka oo walaac ka muujiyey doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker