Khudbada jimcaha ee sheekha hala sugo iyadaa waxbadan kala cadaynaysee

Waxa jiray sariflayaal caana oo mobilada markay tuugtu xado u gayn jireen oo markaba kala tuuri jiray tuugana lacag yar siin jiray, sidoo kale markay police’ku kiiskaas baadhayaan ay u tegii jireen oo ka dooni jireen. Inta badan ragaasi maxkamadaha dalka caan bay ka ahaayeen.
Waxa sidoo kale muuqata in tuugta xil ku sheega dawlada hoose samaysteen kuwo markay baloodhada habaynayaan ay degdeg uga iibiyaan oo lacagta’ba gelin ku bixiya. Waa siduu shahar sheegaye.
Sidoo kale waxa su’aala qadarka balooga lagu iibiyey iyo qadarka lacagta sheekha la siiyey inay kala duwanyihiin. Oo sheekha lagu xalaalsanayey uun.
Khudbada jimcaha ee sheekha hala sugo iyadaa waxbadan kala cadaynaysee..

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker