Donald Trump Oo Sheegay inuu Aqalka Cad ka Tagayo

Madaxwyeynaha Maraykanka Donald Trumo ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu ka tagi doono Aqalka Cad haddii Joe Biden uu helo codadka ergada ee lagu soo xulo madaxweynaha.

Haddalkan Trump ayaa noqonaya kii ugu dhawaa ee uu ku qiranayo in doorashadii Novermber looga adkaaday, inkastoo uu wali ku celcelinayo sheegasho aan caddeyn loo hayn oo uu ku sheegayo in doorashada la isdabamariyay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker