Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Goordhaweed Isku Shaandheen Ku Sameeyey Qaar Ka Mid Ah Hogaanada Ciidanka Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Maxamed Aadan Saqadhi “Dabogale” Ayaa Goordhaweed Iskushaandheen Ku Sameeyey Qaar Ka Mid Ah Hogaanada Ciidanka Booliska.
1: Maxamuud Ducaale Ayaa Laga Qaaday Hogaanka Hawl_Galinta Ciidamada Booliska.
2: Faysal Xiis Cilmi Ayaa Laga Qaaday Xilkii Taliyaha Danbi Baadhista CIDA.
3.Gaashaanle Sare Ibaraahim Cabdi Xaaji Ayaa Laga Qaaday Xilkii Hogaanka Tababarada Ciidamada Booliska .
Waxa Loo Magacaabay Xilkaas.
1:_Gaashaanle Sare Ibaraahi Cabdi Xaaji Ayaa Loo Magacaabay Hogaanka Howl-Galinta Ciidamada Booliska Jamuuriyada Somaliland.
2:_Faysal Xiis Cilmi Ayaa Looo Dhiibaya Hogaanka Tababarada Ciidmada Booliska .
Lakiin Hogaankii Hore ee Howl-galinta Ciidamada Booliska Maxamuud Ducaale ayaan Loo Dhiibin Wax Shaqo Ah || Buulka |
Sidoo kale Lama Oga Cida Loo Magaacabay Taliyaha Ciidamada Danbi Baadhista CIDA.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker