Wasaaradda Ciyaaraha oo ka Hadashay Dhammaadka Wajigii Koobaad ee Koobka Gobollada Somaliland

Agaasimaha waaxda qorsheynta ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, Cabdirashiid Caydiid ayaa ka hadlay xidhitaanka wareega koobaad ee tartanka gobollada.

Sidoo kale waxaa uu faafhaahin ka bixiyay sida ay isu began yihiin, xulalka gobollada soo baxay iyo isu soo noqodka maalinta tartanka ciyaarahu ay dib u bilaabmi doonaan oo ah maalinta Axadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker