MARKAAD REERKA GURI KA RARAYSO HORTA GURIGAAD U RARAYSAA MUFTAAXIISA KACANTA LAGU SOO DHIGAA – KAADIRIIN KULMIYE AH IYO KAADIRIIN WADANIYAAN LA HADLAYAA.

Somalidu waxay ku maahmaahdaa GEEL GEEL WEYDAARTAY IYO GEEDO LA’AAN BAA IS LEH. inta aanaan Maqaalkayga u gelin waxaan idin HOGO-

TUSAALAYNAYAA LABA SHAY OO NOLOSHA SOMALIDA MAANTA IS HIRDIYAYA OO DAGAAL kA DHEX TAAGANYEY:  QOFKA SOMAALIGA OO  KASTA WAXAA MADAXIISA KU JIRA ‘ ADNA WAX IS TAR REERKIINANA WAX ‘  TAASOO AAN WAX XAD AH OO JOOJIYA LAHAYN -WAXAY KA HORTIMI DAWLADNIMADII ,XADDAARADDI, SAQAAFADDII IYO OLBAXNIMADII OO KA GUN DHEER QOF IYO REERKOODA- WAA ARINTA INSTITUTIONS DUMISA.
Haddaan u soo laabto Maqaalkaygii, Taariikhdu way soo noqnoqotaa . Dhawr iyo Kontonkii berigaan yara Seddex Xisbi
Ayaa jiray oo AAD u kala xoog weynaa  SYL,SNL IYO NUF WAA intaan USB GII samaysmin   SNL BAA UGU XOOG WEYNAYD OO GARXAJIS LAHAA, SYL wax yar bay ahayd laakiin waxay ku xidhnayd SYL TA KOONFUREED. USB Mar dambe oo dawladnimadu soo dhowaatay bay samaysantay iyadoo xidido lahayn oo si siyaasiya AYEY ku abuurantay markay fursadaha Xamar ka jira ogaatay  imikana darafyadu xisbi SOMALILAND kama samaysanayaan Xoolana doorasho ay MADAXWEYNE ku noqdaan ma gelinayaan MOGADISHU XAGGEEDA MARKA LOO SALAAMA NAQSADO AYEY XISBIGOODA LA SUGAYAAN.
XISBIGII NUF waxaa wada lahaa oo qudha Hj iyo Nuux Ismacill.
SNL iyo USB markiiba Xisbii SNL bay ku darsadeen weligeed sidaasaa la isu raac raacayaa oo (jigsoogu isugu rakibmayaa)Ku noqon maayo Doorashadii u horaysay we SOMALILAND SNL siday ku heshay kuraastii 90%. Laakiin dadku waa dadkii dhulku waa dhulkii ee waxaan KAADIRIINTA KULMIYE KA YAACAYSA IYO KUWA WADANI KA BAXAYA EE TIRADA BADNAYN WAAR TAAGEERAYAASHIINA INTAYDAAN RARIN HORTA MEEL AY U GUURAAN U SOO SAHAMIYA,  HA HIYI KICININA IDINKOON MEEL U HAYN,  MEELIHIINA ISKA JOOGA FARAJ ALLAH IDIIN FURUYE.
 arinka kale EE aan Beelaha darafyada aan ku baraarujin lahaa  EE badi Xabaal bilaashta laga dul qayliya.  WADAMO BADAN BAA INALA MIDA SIDA ALLAH UMMADDIISA U KALA DEJIYEY DHULKA OO SIDAA KU WADA NOOL IYAGOO GAALA AH XITAA. TUSAALE INGIRIISKU WUXUU LEEYAHAY SEDDEX BEELOOD OO DARAFYADA AH IYO BEEL DHEXE . DARAFYADU WAA (SCOTISH,WELSH AND IRISH) DOORASHA KASTOO DHACDA PRIME MINISTER KA BEESHA DHEXE OO ENGLISH BAA HESHA WAANA CADDAALAD KUWA KALENA WAA BAKHTI SUGAYAAL HADAYBA DHACDO . SAAMI QAYBSIGA NOOCAAS AH ALLAH XAGGIISUU KA YIMI OO DADKII IYO DHULKII BAA ILAAHAY KALA  BADIYEY MARKAA SAAMI QAYBSIGAA KA ISTAAQFURILATSTA WAAYO WAA QAYB ILAAHAY.
M BASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker