Dowladda Somalia Oo Tacsi Wadareed ugu Dirtay Qoyskii uu ka Baxay AHN Pro Cali Khaliif Galaydh

 

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo,guddoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi iyo Ra’isul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble .

 

Ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii naxtin leh ee ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Allha ha naxariistee Cali Khaliif Galeyr oo maanta ku geeriyooday magaalada Jig jiga ee dowlad deegaanka Soomaalida etoobiya.

 

Madaxda qaranka ayaa uga tacsiyadeeyay qoyska,ehelada iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxaamka waxaana alle ay baryeen inuu naxariista janna ee ka waraabiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker