“Xil Aan Iska Casilayna Ma Jiro Shacabkii I Doortay Ayaan U Shaqaynaya…” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo U Jawaabay Wasiir Saajin

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka jawaabay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in uu is-casilayo, waxaanu si dadban ugu jawaabay wasiirka wasaaradda ganacsiga oo shalay eedaymo u jeediyay.

 

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa qoraal kooban oo ku baahiyay bartiisa twitter ayuu ku yidhi “Aniga waxaan ka soo fantay siyaasada Golaha Deeganka,waxan ka mid ahay Aasaasayasha KULMIYE, Axmed Siiraanyo qofka labeeya ayaan ahay, tacab badan ayaa igaga jira KULMIYE socod barad ma ahi dabayshu wado.xil aan iska casilayna ma jiro shacabkii i doortay ayaan u shaqaynaya.”

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker