Warshada ilays ee Burco ayaa dhisme layaab leh ka dhisatay Burco
Burco(OWN)Shirkada ilays industrial ee magalada Burco ayaa maanta xadhiga ka jartay dhisme cusub oo noqon doona xarunta looga arimiyo guud ahaan shirkada xafiisyafeeda kala duwan, kuwaasi oo ku kala yaala wadamada geeska africa iyo badhtamaha africa.




