Daawo: War Deg deg ah :Raisul wasaaraha Dalka Libya oo Sheegay inuu Iscasilayo

Daawo: War Deg deg ah :Raisul wasaaraha Dalka Libya oo Sheegay inuu Iscasilayo, Raiisul wasaare Faiz Saraj ayaa sheegay Maanta oo Bisha September tahay 17 Inuu Iscasili doono Dhamaadka Bisha October ee Sannadkan, ilaa imika la ma oga Waxaa ku dhaliyay Raiisul wasaaraha inuu iscasilo .

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker