MA RUNBAA SAAXIIB

Marunbaa saaxiib

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib marunabaa ayadoo SHIDAAL

Muwaadiniini leedahay badda ay taagan yiin oo loo diiday inay

Soo xidhaan ayaa SHIDAAL cidle aan la garanayn oo aad ubadan

La soo dejiyay?

Kordhiye. Saaxiib su,aashaa aad I,weydiisay waa la rumaynayay

Haddayse sidaasi dhacday shacabka meesha ku nooli wax jira maaha

Waxay ahayd inay haamaha shidaalka iyo dekeda labadaba qabsadaan

Markab kaana dib loo celiyaa oo aanu soo xidhanba

Waxa la sheegayaa in shirkad  madaxtooyadu usamaysatay inay hantida

Qaranka ku boobto ay SHIDAALKAN wakiil utahay.

Markaa waxa muuqata in shacabkii la mashqaciyay dabeed la ogaaday

Inaanay soo roganayn

Markaa waa laba qaybood dalkii waa in hoggaanka joogt oo GUN AH

Iyo in waxa ay ka baqayaan aan la garanayn oo arka sida dalkii usii baaba,yo

Oo haddana aan dan ka lahayn.

 

 

ALLA HA SAHLO .

Guuleed liibaan

       snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker