Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Hada Shubay Lacagtii Tartanka Xilalka Xisbiga Kulmiye & Xilka uu U Tartamayo

Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Hada Shubay Lacagtii Tartanka XilalkaXisbiga Kulmiye Iyo Booska Uu Ku Tar Tamayo Tartanka kursiga  gudoomiye ku xigeenka Afraad ee xisbiga talada Somaliland xiligan haya ee Kulmiye  waxaa hadda lay xaqiijiyay inuu ku biiray lacagtii shuruudda ahaydna bixiyey Axmed Muumin Seed Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha

Masuulkan ayaa noqonaya musharaxii sadexaad ee loolanka kursigaasi loogu jiro buuxiya shuruudihi looga baahna , waxaana yaguna isla
kursigan tartankiisa ilaa hadda diyaar u ah ,

Cabdiraxmaan Saylici madaxweyne kuxigeenka Somaliland iyo
Maxamuud Xasan Sacad Saajin wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ee

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker