Xildhibaanada Barlamaanka Somaliland Oo Fadhi Ay Maanta Isugu Yimaadeen Si Cadho Leh Ugu Kala Dareeray
Hargaysa (OWN) Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigii Ay Saaka Yeesheen Kaga Doodaayey Xeerka Doorashooyinka Iyadoona Aysan Badiba Xildhibaanada Kasoo Xaadirin Fadhiga Ayaa Hadana Uu Mar Kaliya Is Bedelay Jawiga Fadhigaasi
Xildhibaano Kasoo Kala Jeeda Beelaha Gobolada Galbeedka Iyo Bariga Somaliland Ayaa Iyagu Baneeyey Kuraasta Kadib Markii Uu Furmay Fadhigu Iyagoon Ay Xildhibaanada Qaadacsanaayeen Laalistii Maxkamadu Laashey Nidaamkii Saami Qaybsiga Kuraasta Barlamaanka;
Halka Ka Daawo




