Mahamed Bin Salmaan Oo Dalka Qatar Kasoo dhex Qafaashay Nin U Ololeeya Xuquuqda Aadanaha

Hey,ada u dooda xuquuqda aadanaha Sacuudiga ee fadhigeedu yahay Yurub ayaa canbaareysay Xadhiga Maxamed Cabdulahi Al-Cutaabi oo u Xidhan Sacuudiga.

War saxaafadeed ay ku soo qoreen barta Twitterka ayaa lagu eedeeyay xadhiga ninkaan in uu mas,uul ka yahay dhaxal sugaha Sacuudiga maxamed Bin Salmaan.

Mr Cutaabi ayaa ka  cararay dalka Sacuudiga waxaana uu magan galyo siyaasadeed u tagay Qatar ka hor inta uusan degaanaasho ka helin dalka Norway.

Balse ciidanka amniga Qatar ayaa ku xidhay garoonka Xamad ee magaalada dooxa, xilli uu ku wajahnaa magaalada Oslo.

Afar maalin kadib xadhiga ninkan ayaa 24 May ee sanadkii 2017-dii gacanta Loo galiyay dowlada Sacuudiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker