Ukraine oo galaysa xilligii qaboobaha iyada oo 4.5 milyan oo qof ay koronto la’aan yihiin

Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in weerrarada Ruushka uu ku hayo kaabayaasha tamarta ee dalkiisa ay horseedeen in 4.5 milyan oo qof ay ku soo dhacaan koronto la’aan, xilli la galayo waqtiga qaboobaha.

Khudbaddii muuqaalka aheyd ee uu xalay dalkiisa u jeediyay ayuu Mr Zelensky waxa uu ku eedeeyay xukuumadda looga taliyo Aqalka Kremlin-ka inay wado ‘argagixin dhanka tamarta ah’ si ay ugu daboosho guuldarrada ciidammada Ruushka ka soo gaartay jiidda hore ee dagaalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker