Maxckamada Sare Ee Somaliland Oo Ayiday In sidii Hore Lagu Galo Doorashada Wakiilada.(Akhriso)

Maxkamadda sare Ee Somaliland Oo Go’aamisay In Doorashada Soo Socota Ee Golaha Wakiillada Lagu Gali
Doono Qaabkii Hore Loogu Galay 2005-tii.

Maxkamadda sare Ee Somaliland Oo Go’aamisay In Doorashada Soo Socota Ee Golaha Wakiillada Lagu Gali Doono Qaabkii Hore Loogu Galay 2005-tii.Go’aan ay soo saartay maxkamadda sare ee Somaliland ayay ku sheegtay in doorashada soo socota ee Golaha Wakiillada Somaliland lagu gali doono qaabkii horey loogu galay 2005tii.
Doorashada qaabkan ah ayaa waxaa diidan qaar kamid ah bulshada gobolka
Awdal.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker