Daawo: Raiisul wasaaraha Ethiopia oo si wayn Loogu soo dhaweeyay Dalka Suudaan
Daawo: Raiisul wasaaraha Ethiopia oo si wayn Loogu soo dhaweeyay Dalka Suudaan, Tan ayaa ka dhigan inay wax iska badaleen khilaafkii Biyo xidheenka ee Labada Wadan dhexyaalay




