Colaad u Dhaxaysay Beelo wada dega Buuhoodle oo laga Heshiiyay
Halkan Ka Daawo:(OWN) Colaadi U Dhaxaysay Laba Beelood Oo Wada Dega BUUHOODLE Ayaa Si Rasmi Ah Loosoo Gunaanaday Soodhawayntii
abid ugu balaadh nayd ee degmada Ceegaag loogu sameeyey, isimada dhaqanka iyo Ergooyinkii soo af-jarey colaadii ardaayada walaalaha ah ee
MATAANO HAWD.
Degmada Ceegaag Ee Gobolka BUUHOODLE Ayaa Soo Dhoweyn Balaadhan Loogu Sameeyey,isimada dhaqanka iyo ergooyinkii soo af-jarey colaadii
ardaayada Walaalaha Ah Ee Dhawr Jeer Ku Dagaalamay Gobolka Buuhoodle Waxaana Isimada Iyo Ergooyinka Soo Dhaweeyey Boqolaal Qof Oo Kamida Dadweynaha Ku Dhaqan Degmadaasi Iyadoona Halkaas Laga,Jeediyey Inay
Bulshadu Ilaaliso Nabad Gelyada Iyo Wada Noolanshaha




