Dhegayso: Khasaaraha ka Dhashay Dagaal Deegaanka Bacaadwayn ku Dhexmaray Alshabaab iyo Ciidan Beeleed

Malayshiyo ka tirsan Ururka Al-Shabab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Shabeeloow oo 20 km bari kaga beegan Deegaanka Bacaadweyne ee gobobalka Mudug waxaana dagaal xoogan uu dhaxmaray ayaga iyo dadka deegaanka.

Dagaalka ayaa lasoo wariyey inuu sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo kala gaadhay labada dhinac.

Sagaal qof oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa dhintay, sida ay dadka deegaanka u shegeen .

 

Halkan Hoose ka Dhegayso Khasaaraha Dagaalka .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker