Daawo: Siyaasi Jawar Maxamed oo Garsoorka Ethiopia ka Diiday Codsi uu u Gudbiyay 

Daawo: Siyaasi Jawar Maxamed oo Garsoorka Ethiopia ka Diiday Codsi uu U Gudbiyay , Codsigaas oo ahaa in Laga Badalo Qareenka Kiiskiisa Gacanta ku Haya , Maxkamadda ayaa Diidmadeeda u Cuskatay In Maxamed jawar aan Cadaymo u Hayn Eedaynta Cidda uu Rabo in laga Badalo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker