Xidhiidh noocma ah ayay wada yeesheen Jamacada Burco iyo Jaamacada west Bengal ee hindia

Burco(OWN) Jaamacada Burco Somaliland iyo Jaamacada West bengal hindia ayaa maanta Ku dhawaaqay inay samaysteen xiidhiidh lagu horumarinayo culuumta dhanka Beeraha iyo degaanka.

Sidoo kalena ay is dhaafsan doonan xidhiidho intaasi kasii badan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker