DAAWO Saddexda Xisbi qaran Ee UCID, KULMIYE Iyo WADDANI Oo Ka Hadlaya Heshiiska Ay Ka Gaadheen Qabsoomidda Doorashooyinka
Hoggaanka saddexda xisbi qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee sannadka 2020-ka. halkan hoose ka daawo