Qayla-dhaanta Shinbirta Qoolleyda Oo Dhimashadeeda Lagasoo sheegayo Degaanno Somaliland ah

Ceerigaabo(OWN) Shinbirta Qoolleyda (Muurrada) oo dhimanaysa ayaa lagasoo sheegayaa Degaanno galbeedka Somaliland oo ay kamid yihiin Ceeg iyo Goraya-ood iyo meelo kale waxana la sheegayaa shinbirtani iyadoo duulaysa inay soo daadanayso oo dhimanayso waxayna badanaa kusoo dul daadanaysaa meelaha ceelasha ah, taasoo u’eg inay nafta kulasoo cararayso meel biyo leh.

 

Dhinaca kalena wasaaradaha kushaqada leh iyo khuburada kale cilmiga ulehba ayaa la odhan karaa waxa lagudboon inay u gurmadaan oo  baadhis iyo dabagal degdeg ah kusameeyaan sababta xayawaankan duurjoogta ahi udhimanayaan

Oodweynenews.com/Ceerigaabo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker