In ka badan 34,000 oo ku barakacay fatahaadaha Libya

Ugu yaraan 34,000 oo qof oo ku noolaa deegaannada ay daadadku ku dhufteen ee Liibiya ayaa laga saaray guryahoodii, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.

Dekadda magaalada Derna, halkaas oo duufaanta Daniel ay ku dhufatay, iyada oo 30,000 oo qof oo degganaa ay hadda barakaceen.

Hay’addu waxay sheegtay inay u baahan yihiin hoy iyo agab aan cunto ahayn, balse in la caawiyo qoysaska ay dhibaatadu saamaysay ay tahay mid adag, maadaama inta badan waddooyinka gobolka ay weli yihiin kuwo biyaha , xannibeen ama burburiyeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker