Dhegayspo: Xaaladda Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka oo sidii hore ka deggan

Xaaladda magaalada Minneapolis ayaa xalay Waxoogaa ka degganayd sidii hore iyadoo Bandowgii lasoo rogay saacadaha u dhexeeya 10:00pm ilaa 4:00am xilliga Minneapolis uu weli taagnaa, dadka cabanayeyna ay qaarkood iska dhego tireen.

 

Magaalada waxaa maalmihii tegay ka socday Debad-baxyo yimid kadib markii George Floyd oo ahaa nin madow ah oo aan hubeysneyn lagu dilay magaalada Minneapolis kadib markii askari caddaan ah intuu madaxa dhulka u dhigay, kadibna luqunta jilib ka saaray illaa ay naftu ka baxday.

 

Booliiska ayaa ugu baaqay dadka inay guryahooda ku nagaadaan.

 

Warkaas oo Dhamaystiran Halkan hoose ka Dhegayso..

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker