Boorama oo laga oogay salaadda Ciiduk Fitriga inkastoo Somaliland ay mamnuucday

Xukuumadda Somaliland ayaa isbuucan soo saartay amar ah in aan la isugu imaan karin goobaha salaadada ciidda Korona fayras awgii.

Balse Magaalooyinka qaar sida Boorama saaka si weyn ayaa looga oogay salaadda Ciidul-fitriga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker