Daawo: Falan-qaynta Ciyaarihii ugu Dambeeyay & Ganaax Man City

Kooxda kubadda Cagta Manchester City ayaa Bilowday inay iska Difaacdo ganaaxa laga saaray Ciyaaraha Yurub muddo laba xili ciyaareed ah.

 

waxaanay dooddeeda ku dartay in Naadiga Haysta Horyaalka Premier League ee Liverpool ay jabsatay macluumaadkeeda oo ay u dhacday Koombiyuutaradeeda, halkaana ay kala baxday xog muhiim ah oo naadigu leeyahay.

 

City oo waxay sheegtay in Liverpool ay dabada ka Riixday ganaaxa lagu soo rogay, isla markaana macluumaadkii ay ka xadday ay u Adeegsatay sidii ay u Horseedi lahaayeen in hoos loogu dhigo awooddeeda, laba sannadood na laga ganaaxo inaanay Ka Qayb galin Champions League.

 

FALANQAYNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker