War deg deg ah: Mid ka mida Wiishashkii ugu Casrisanaa Dekedda Berbera oo Dab ka kacay

DEG DEG :Sadexdii Wiish Ee Dekeda Berbera Ee Dhawaan Madaxweyne Biixi Xadhiga Kajaray Oo Mid Kamida Dab Ka Kacay Hada.

Baaxada wiishka oo weyn iyo dabka oo aad isku soo taraya ayaa cabsi laga qabaa inuu gaadhsiiyo khasaare qeybaha kale ee dekeda waxaana socda gurmad lagu bakhtiinaayo dabkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker