Daawo:-” Xisbiga Waddani Ajande Aan Somaliland Aheyn Ayuu Wataa” Enj Faysal Cali Waraabe.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa waxaa uu ka hadley shirkii maanta xisbiyada Somaliland u socdey isaga oo eedeymo u jeediyey xisbiga Waddani

Faysal ayaa xisbiga Waddani ku eedeyey in uu wato Ajande aan Somaliland aheyn oo uu doonaayo in aaney Somaliland wax doorasho ahi ka dhicin.  Halkan Hoose Ha Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker