Xanuunka Coronavirus oo Gaadhay Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya

Waxaa la xaqiijiyay labo qof oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus kuwaas oo ku nool magaalada Mandheera ee gobolka Waqooy bari ee Kenya, sida uu Xaqiijiyay Wasiirka Caafimaadka ee Kenya.

 

Labadan qof ayaa la sheegay inay kasoo Safreen magaalada Mombasa ee ku taalla gobolka xeebta.

Wasiirka wuxuu sidoo kale Xaqiijiyay in 14 qof oo hor leh in uu ku dhacay cudurka Coronavirus gudaha dalkaas.

 

Guud ahaan tirada dadka uu ku dhacay Covid-19 guud ahaan Kenya waxay gaarayaan 172 qof.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker