Daawo; Maayarka Degmada Gabiilay oo Jawaab ka Bixiyay Wararka Sheegaya inuu Asiibay Xanuunka Coronavirus
Daawo; Maayarka Degmada Gabiilay Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ka Warbixiyay Safar uu ku Tegay Dalka Ingiriiska , Jawaabka Bixiyay Wararka Sheegaya inuu Asiibay Xanuunka Coronavirus




