” Madaxweyne Shacri-darada Madaxa Haw Salaaxin , Go’aan Ka Qaado Oo kala Dir Goleyaasha Deegaanada “

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Ayaa Ka Hadlay Muddo Xileedka Dhamaaday Ee Golayaasha Deegaanka dalka waxaauu Cacad cali Kaahin ugu baaqay madaxweyne muuse biixi inuu kala diro golayaasha degaanka oo wakhtigoodu dhamaaday.

Dhinaca kale Xildhibaanada goleyaasha deegaanada ee dalka oo ay tiradoodu tahay 353 xildhibaan ayay muddo xileedkoodu 29 March 2019 ku eekayd oo dhammaatay, waxaana la is weydiinayaa go’anka uu Madaxweyne Biixi ka qaadan doono.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker