Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reerย Somalilandย ee deggen, carriga ingiriiska kuna qotoma aan wada hadallo waa aan heshiinoย ย shirka loo dhamma ee beelaha reer Somaliland qodobbo lagu dhaqmi karo ayaa laysla gartay samotalisba la yidhi magaca samada laga bixiya

Guddiyada laga macagacaabayย ย shirka samotalis waa guddi qiimo leh waxaana wana wanaagsan la lala shaqeeyo waa shir aanay dawladdu ka maarmin faaiido xoog leh ayaa ku jirta xilliigii loo baahna ayuu qabsoomay

1.in loo hoggansamo qodobbada layslaย ย gartayย ย ee reerย ย khusaysoย ย Somaliland.

2.in ganacsatadu ay danyarta u tudhan.

3 in naafada dalka u soo nafoobay guno la siiyo.

Cudurka aduunka qalasiyey ee haytaban kuma taabtee

Ha la gaado liinta iyo toontaย ย toontu quranka ayeyey ku degtay

Khayr ayeynu isku ognay

 

 

Deeq Cabdi Digale

Allaah mahad dhan u sugnaatay

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker