Dawadii Korona Lahel By Mukhtar Cilmi

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Waxaan raba in aan shacabka somaliland iyo soomaaliyeed ugu sheego in caradda soomaaliyeed ay tahay maanta ta ugu wanaagsan xaga faafinta cudurkan korona ee aduunka kale ku faafay.waxaan raba in aan u sheego in maanta shiinihii iyo dadlalka kale fransiiska iyo jermanka ay helin dawadii viriskan oo bisha dhamaadkiid loo gudbin doono dalalka aduunka waana bushaaro ilaahay mahadis..tan kale viruskan cimilada kulka ah ma xamilo in u soo dhawaado 30 darajo wax ka badantaasna maanta dalkeena wu ku jira um iyo kul. Marka waxaan raba in aan u sheego kuwa faafiya qararka beenta filinkiini dhamaa dalkeenana waa caafimad qaba maanta..alla mahad leh…

By mukhtar Cilmi

Mukhtarcilmi@ hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker