Daawo: Madaxwaynaha Somaliland oo si Adag uga Hadlay Dilkii Loo Gaystay  Taliyihii Ciidamada Sir Doonka Gobolka Sool

Daawo: Madaxwaynaha Somaliland oo si Adag uga Hadlay Dilkii Loo Gaystay  Taliyihii Ciidamada Sir Doonka Gobolka Sool Marxuum Cabdiqani Guhaad, Dilkan oo ay Fuliyeen Dablay Aan Haybtooda La Garanayn , Waxaa kaloo uu Madaxwaynuhu ka Hadlay Dilkii Loo Gaystay Gudoomiyhihii Maxkamada Gobolka Sool oo dhacay Hal Todobaad ka Hor,

 

 

Waxaanuu Hadalkan Jeediyay Madaxwaynu Markuu Maanta Kormeeray Talisyada Ciidamada  Qaranka ee Somaliland .ee Magaalada Hargaysa

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker