Daawo :- Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday dhammaan duulimaadyada Caalmiga ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday dhammaan duulimaadyada Caalmiga ah ee Soomaaliya soo gaari jiray.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo marka la gaaro dhammaadka maalinta 18 bisha Maarso Lix saac habeenimo la joojiyey dhammaan duulimaadyadii kasoo dagi jiray iyo kuwii ka duuli jiray dalka Soomaaliya.

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa sheegay inuu amarkaan soo baxay kadib markii uu kulan deg deg ah isugu yeeray Raโ€™isulwasaare Xasan Cali Kheyre.

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtu.be/V-qawS82CmU

Dhanka kale kiiskii ugu horeyey ee caabuqa corona-virus ayaa laga helay somaliya sida ay xaqiijisay wasiirka caafimaadka somaliya fowsiya abukar

Halkan Hoose Ka Daawo

https://youtu.be/dpasgVrvs4E

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker