Daawo: Kooxa Premeire League oo Markii Ugu Horraysay ku Ciyaari Doona Garoomo Cidla ah

Kooxaha Horyaalka Premier League ayaa Loo sheegay inay la yimaaddaan Qorsheyaashii ay ugu Ciyaari lahaayeen garoomo albaabadu u xidhan yihiin oo aanay ku sugnayn wax Taageereyaal ah toddobaadyada soo socda.

 

 

Waxa sii kordhaysa dareenka iyo baaqyada lasoo jeedinayo ee ah gebi ahaanba garoomada laga joojiyo inay yimaaddaan Taageereyaashu si loo yareeyo Khatarta Faafitaanka xanuunka Coronavirus oo UK iyo dalalka kale ee Yurub ku faafaya, isla markaana labada waddan ee Italy iyo France dad badan ku laayey.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker