Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Dhaliil U Soo Jeediyay Madaxweyne Farmaajo
Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxa uu ka hadlay Shir jaraa’id ay maanta iskugu yimaadeen Xubnaha Labada Aqal Ee Kasoo jeeda Soomaaliland.
Waxa uu dhaliilay Xad gudubka Dastuur Ee Madaxweyne Farmaajo ku dhaqaaqay kana hadlay sida loogu duudsiiyey Dadka Soomaaliland kasoo jeeda Shirkaasi.